Madbacada Hiil Press

Gadood

110 left in stock
Waa xero ciidan. Qol mugdi ah oo ay rag badani jiifaan, hubna uu ku rasaysan yahay ayuu soo galay. Shanqarta kabihiisa buudhka ah ee waaweyn iyo qoriga Biikee'emka ah ee garabka u suran silsiladdiisa isku dhacaysa markii ay maqleen bay garteen in uu isaga yahay.
US$6.00 US$8.00

'Waa xero ciidan. Qol mugdi ah oo ay rag badani jiifaan, hubna uu ku rasaysan yahay ayuu soo galay. Shanqarta kabihiisa buudhka ah ee waaweyn iyo qoriga Biikee'emka ah ee garabka u suran silsiladdiisa isku dhacaysa markii ay maqleen bay garteen in uu isaga yahay. Dhulka ayaa la isku sii dhejiyay, neeftana la isku ceshay oo la isa sii nabay. Haddii ay dhinac isu rogaan oo ay isdhaqaajiyaan, codka shanqarta ku xigidoontaa waa rasaas dushooda lagu sayrinayo. In uu hamaansado oo hindhiso mooyee, hadalkiisu ma badna. Dhawaaqa qorigiisa dadka yaqaan ayaa kabadan inta isaga codkiisa garanaysa'.

Waa qoraal yar oo la ga soo garoocday sheekada Mugdiga ka bax, oo ka mid ah buugga

Product Details
  • Paperback
  • Somali
  • 2018
  • Hiil Press

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.