Madbacada Hiil Press

Tacliinta dulmanayaasha

In stock
US$10.00

Baawlo wuxuu buuggiisan ku qeexay in uu yahay mid soo bandhigaya “tacliinta dulmanayaasha, oo ah tacliin loogu talagalay in ay dulmanayaasha (shakhsi iyo shacabba) kala shaqayso halgankooda aan kalaggo’a lahayn ee ay ugu jiraan dhacsashada dadnimadooda.” Waa sidaas oo halganka gobannimada loogu jiraa ma laha seban iyo goob gaar ah. Inta dad wada dhaqani ay jiraanba wuu jirayaa. Kolkaa, waa halgan “aan kalaggo’ lahayn.” Waa halkii uu Hadraawi ka lahaa, “Mid kalaad u dhaaftaa markaad dhaliso tii roon.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.