Madbacada Hiil Press

Suugaantu waa dhaxal

In stock
US$7.00
Buuggan loogu wanqalay 'Suugaantu Waa Dhaxal’ waa mid lagu ururiyay maahmaaho iyo odhaahyo murti badan xambaarsan oo Soomaalidu leedahay. Wuxuu bilow u yahay taxane buugaag ah oo soo bixi doona oo lagu kaydiyay maahmaahaha iyo odhaahyada xikmadda leh ee bulshada Soomaalidu xaalado kala duwan ka tidhi.
Waa buug da’ walba akhirsan karto, carruur iyo cirroolaba, oo gaar ahaan da’da soo barbaaraysa ee Soomaaliyeed ka baran karto murtida afkeeda. Waa buug aad si fudud uga dhex heli doontid murti raadinteedu waqti badan kaaga baahan lahayd.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.