Madbacada Hiil Press

Sooyaalka Dedan Ee Ololihii Fashilmay

Author: Mark Twain
156 left in stock
US$2.00
Sheekadan gaaban oo soo baxday (1885) waxa uu Mark Twain kaga hadlayaa waayihiisii ciidannimo iyo sidii uu uga qayb qaatay dagaalkii sokeeye ee Maraykanka soo maray. Waa billowgii dagaalka Mark Twain xilligaa waxa uu ka tirsanaa Ciidamaddii Isbahaysiga.
Muddadaa kooban ee uu ciidanka ahaa sidii ay wax u dheceen ayuu ka warramayaa. Waxa ayna sheekadu ku saabsan tahay isaga iyo guuto dhallin u badan, khibrad dagaalna aan lahayn oo "Marion Rangers" la baxday kana fallaagayn jiray Gobalka Missouri ee dhaca badhtamaha galbeed ee Maraykanka
Product Details
  • Paperback
  • Somali
  • 2021
  • Hiil Press

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.