Madbacada Hiil Press

Siirada Nabiga

158 left in stock
Buuggan Siirada Nabi Maxamed scw. wuxuu ugu horreeyaa taxanaha Halyaygaagu waa kuma? Waa taxane lagaga sheekayn doono taariikh nololeedka dad badan oo saamayn ku yeeshay nolosheenna ama nolosha dadkii ay ku dhex noolaayeen.
US$10.00
  • 9781636843902
  • Diinta

Buuggan Siirada Nabi Maxamed scw. wuxuu ugu horreeyaa taxanaha Halyaygaagu waa kuma? Waa taxane lagaga sheekayn doono taariikh nololeedka dad badan oo saamayn ku yeeshay nolosheenna ama nolosha dadkii ay ku dhex noolaayeen.

Cidda ugu horreysa ee taxanahan lagu soo qaatay waa Nabi Maxamed scw. Sidaa darteed buuggani wuxuu si kooban oo fudud inoo barayaa noloshii Nabi Maxamed scw.

Waa buug kaalin weyn u geli doona cid kasta oo doonaysa in ay wax ka ogaato noloshii Nabi Maxamed scw. gar ahaan carruurteenna Soomaaliyeed ee waxbarashada bilowga ah ku jirta. Waa buug dhaxal u noqon doona.

Product Details
  • Paperback
  • Somali
  • 2020
  • Hiil Press

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.