Madbacada Hiil Press

Ragaad

In stock
US$1.50

Sheekadan waxaa qoray qoraa soomaali ah oo Axmed Ismaaciil Yuusuf la yidhaahdo, waxa ay ku saabsantahay oo ay tabinaysaa Fanka iyo Muhiimaddiisa, Waxay si gaara diiradda u saaraysaa Fanka Cumar Dhuule AHN . waxa ay sidoo kale soo bandhigaysaa arimo badan oo waaqaca bulshada soomaalida ah ka dhex ceegaaga iyo sida uu Fanku qofka ula Falgalo Marka si dhab ah uu ugu dhuundaloolo oo heesta macnaheedu ay ruuxda saamayn lama filaan ah ugu yeelan karaan

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.