Madbacada Hiil Press

Nadaafadda iyo Asxaabta

In stock
US$4.00

Waxa maanta Madbacadda Hiil Press ka soo baxay Sagaalkan buug carruureed oo ay qortay qoraa Faadumo M. Ibraahin. Sagaalkan buug ayaa iba-fur u ah taxanaha Hiil Buug Carruureed ee aannu bilownay. Shirkad ahaan, waa mid aannu ugu talo galnay in ay kaalin ka qaatan kobcinta Maktabadda ubadka Soomaaliyeed.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.