Madbacada Hiil Press

Muxuu dadku u nool yahay

209 left in stock
US$2.00

Sheekadu wax ay si cajiib leh usoo koobaysaa, nolosha Kabatole Siimoon, oo muddo aad u dheer beerka dhulka ku hayay, baahi iyo arad la’aana isugu darsameen, nolol adagna ku jiray. Siimoon, ayaa maalin maalmaha ka mid ah suuqa u baxaya, si uu buste ugu soo iibsado, lacag yar oo uu in muddo ah urursanayay. Suuqa markii uu tegay, lacagtii uu biirsaday ayaa qiimihii bustaha badh ka dhinmay. Dhaar buu ku maray in uu bixinayo, oo intaas ka dhiman la amaahiyo. Waa se laga diiday. Wax kaste wuu sameeyay. Nagata. Cidi ugama soo dhaqaaqin. Cadhadii buu isaguna lacagtii yarayd badh ka mid ah khamri siistay, si uu dhaxanta iskaga diiriyo!

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.