Madbacada Hiil Press

Mahadho: Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye' (1949-2012)

406 left in stock
Buugan la magac baxay Mahadho: Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye' ee uu qoray Cabdiraxmaan Faarax 'Gur Barwaaqo' wax wayn ayuu ka tari doonaa sidii loo hakin lahaa halista ku soo socota afka soomaaliga.
US$13.00 US$15.00

Markii aan akhriyay miisaanka suugaanta gaariye , gabayadiisi iyo faahfaahinta qoraha buugga.

Waxaaba markii ugu horraysay igu soo dhacday  in aan baran karo sida loo gabyo oo aan oo aan weliba gabayaa noqon karo, waxa aan filayaa in akhristayaasha buugani ay iiga markhaatiniqi doonaan dareenkaas.

Aad baan ugu mahadinayaa cabdiraxmaan ‘ barwaaqo’ qorida buuggan faa’idada badan leh”

Dr. Xuseen axmed warsame.

Product Details
  • Paperback
  • Somali
  • 2022
  • Hiil Press

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.