Madbacada Hiil Press

Kulankii dheeraa

In stock
US$9.00

waxa ay sheekadu ka warramaysaa Cali Xaadir, Cali waa nin nolosha dedaal iyo ragannimo ku waajahey, xaaladdo badan oo ku adkaana kasoo samato baxay. Waa sarkaal ka shaqeeya haayad caalami ah. Waxa uu yimi Addis ababa si uu dalkugal uga xereysto. Laakiin waxa markaliya isbeddelay xaalkiisa, waxaana kusoo baxey dhaawacyo gudeed oo uu hore iskugu cabudhiyey. Xaaladdaas nafsadeed ee uu galey ayaa ku kallifeysa in uu u waayo- warramo Kalsan kadeed iyo ninkeeda oo u sheegtay dhakhtaro cilmi-nafsiya. Intaas ka dib waxa uu Cali Xaadir dib uga warramey dhacdo kasta oo noloshiisa ku saabsanayd, gaar ahaan waayihiisii jaceyl, shaqo, ciyaalnnimo iyo waxbarashoba. Waayo ka warrankaas ayaa waxa uu ku sheegay sirtii ugu wayned ee laabtiisa ku qarsooneyd. Sheegidda Sirtaas ayaa gallaafaneysa wax kasta oo uu heystay oo ay xorriyaddiisu ugu horreyso

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.