Madbacada Hiil Press

Isha murtida

In stock
US$7.00

Isha Murtida Waa buug lagu ururiyay odhaahyadii murtida lahaa ee dad hore iyo qaar hadda nooliba ay ka yidhaahdeen nolosha iyo dunida. Murtida dadkani waxa ay ka dhalatay waayo’aragnimadii nololeed ee ay dunida kala kulmeen. Sidaa daraaddeed, qof walba waa in uu akhristo si uu u dhaxlo oo noloshiisa ugu muunadeeyo murtidan qaayaha leh ee sida tayada leh loogu ururiyay buuggan Isha Murtida.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.