Madbacada Hiil Press

Idman

109 left in stock
US$6.00

Sheekada "Idman" ee ay qortay Dr. Xamda Xasan Warsame, waa sheeko jacayl oo dareen-taabad ah, una qoran hab qurxoon iyo hannaan bilan. Waa sheeko kulansatay duluc asluub leh, jilaa aqoon leh, tabin ashqaraar leh iyo waliba af hodan ah iyo aragti diinta iyo dadnimadaba difaac u ah.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.