Madbacada Hiil Press

Hoobal 3: Diiwaanka heesaha soomaaliyeed

In stock
US$10.00

Diiwaanka Hoobal waxa uu ku caan baxay soo bandhigidda tafaasiisha heesaha oo dhammaystiran sida hal-abuurka heesta, mullaxankeeda, hoobalka qaaday iyo riwaayadda heestu xubinta ka ahayd oo taariikhaysan. Ururinta xogta sidaas u bisil waxa marag- ma-doon ah, in dedaal xad dhaaf ah iyo wakhti badan lagu bixiyay. Taxanahan saddexaad ee Diwaanka Hoobal inta u dhaxaysa labada baal ee dhiganaha waxaa ku kaydsan 135 heesood, oo hooballada doorka muhiimka ahi ay yihiin, Sahra Axmed Jaamac (61 Heesood), Axmed Cali Cigaal (45 Heesood) iyo Axmed Mooge Libaan (28 Heesood). Waxa weheliya hooballo badan oo qayb ka ah heesaha talantaalliga ah iyo kuwa wadarta ah.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.