Madbacada Hiil Press

Hableheenna

In stock
US$8.00

waa buug ka hadlaya doorka halabuurka Soomaaliyeed kaga jiro muujinta milgaha iyo maamuuska hablaha Soomaaliyeed. Halabuurka oo marxalad iyo munaasibad walba sideeda u tilmaama ayaa waxa uu kaalinta hablaha, hooyooyinka iyo haweenka Soomaaliyeed u tilmaamay si aan la koobi karin. Suugaanta noocyadeeda kala duwan ayuuna ku sheegay. Haddaba murti micne weyn ku fadhida oo aan meel keliya laga wada heli karin ayuu Maxamad Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) muddo ka shaqeynayey sidii uu ugu fududeyn lahaa akhristaha intii suurto gal ah.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.