Madbacada Hiil Press

Ganacsiga caalamiga ah: dhoofinta iyo soo dejinta

In stock
US$12.00
  • 9 781639 441167
  • Dhaqaale
Qoomiyadda Soomaalida waxaa lagu tiriyaa dadka ugu firfircoon ee xagga xarakaadka ganacsiga marka loo eego Afrikaanka kale. Waxaa aad u badan Soomaali ganacsiyo ku saleysan soo-dejin [imports] iyo dhoofin [exports] ku leh ama ka furtaan meelo badan oo adduunka ah sida Afrika, Aasiya iyo bariga Dhexe.
Buugga waxaa loogu talagalay ganacsatada ku howlan ama daneyneysa in ay bilaabaan ganacsi ku saleysan soo-dejin iyo dhoofin badeeco ama adeeg. Wuxuu kale oo anfacayaa ardeyda jaamacaddaha wax ka barta; gaar ahaan kuliyaddaha ganacsiga iyo dhaqaalaha iwm; sariflayayaasha iyo Bangiyada, Kaargooyinka, iyo weliba xawilaadlayaasha. iyo cidkasta oo daneyneysa in ay wax ka fahanto dhoofinta iyo soo-dejinta badeecadaha iyo waxa looga baahan yahay.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.