Buuggan la yidhaahdo 'Far Tasawday' ee uu qoray cabdiraxmaan Faarax 'Barwaaqo'. Waa mahadnaq kal iyo laab ah oo aynu ugu celineyno waxtarkii ay ku kordhiyeen horumarinta afka, hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed. Rag waa raggii horer, hadalna waa intuu yidhi.