Madbacada Hiil Press

Fanka maamulka

In stock
US$7.00
Fanka Maamulku wuxuu inna barayaa fanka lagu dabbakho qaybaha nolosha ee kala duwan sida maaraynta shaqsiyadeed, Qoys, hay'adeed ama dawladeed iyo isku haynta ciddaas la maamulayo oo fan ah. Haddii aad aragto bulsho, qof, qoys, shirkad, hay'ad, goobo wax barasho ama dawlad oo guul iyo isku fillaansho la taaban karo gaadhay waxay leeyihiin hal sir oo keli ah; waa sirta Fanka Maamulka ku dhex jirta, akhri oo si dhab akhriskiisa uga dhig mid midhadhal ah.
Haddaba, buuggan Fanka Maamulka waxaa muddo soddon sano laga joogo loo soo turjumay Afkeenna hooyo, wagaas buu noqday buug cammira maktabadda Afka Soomaaliga, intaa kaddib waxay nuqulladii laga daabacay ka dhammaadeen maktabaddaha geyiga. Dhammaadkiisii iyo burburkii ayaa is xigay, in dib loo daabacana wuxuu nasiib u helay hadda, akhris wanaagsan.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.