Madbacada Hiil Press

Ebayn

In stock
US$12.00

Waa sheeko aad u heersarreysa markaan ka eegno dhanka soo bandhigista iyo jilista dareenka dhabta ah ee ay ka hadlayso. Haddii aad u malaynayso inay jacayl uun ku kooban tahay sheekadani waxa aan ku ogeysiinayaa inaysan intaa ku koobnayn oo sheekadu jacayl ka gudo ballaadhanayso markaad waraaqaha buuggan iyo xarfaha ku dhigan is-dultaagto.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.