Madbacada Hiil Press

Dheefta Suugaanta

125 left in stock
US$10.00

Ujeeddada guud ee buuggani waa in la fahmo waxtarka iyo qiimaha Suugaanta, lana barto adeegsiga togan ee suugaanta isla-markaana, la soo nooleeyo meeqaamkii murtida Suugaanta iyo suugaanyahanka Soomaaliyeed. Sidoo kale Inuu kaalin laxaad leh ka qaato kobcinta iyo kor u qaadista cilmiga iyo aqoonta afeed ee bulshada, markale, Inuu iba-fur u noqdo culuumta dihin ee suugaanta. Waxaa ku duugan dhiganahan casharro badan oo Suugaanta quseeya, wuu kala dhigdhigayaa oo mid kasta gaarkeed isu dul taagayaa.

Product Details
  • Hardcover, Paperback
  • Somali
  • 2020
  • Hiil Press

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.