Madbacada Hiil Press

Dhaqaalihii jamhuuriyadda soomaaliyeed

In stock
US$10.00
  • 9 781639 441150
  • Dhaqaale

waxa uu si qoto dheer u falanqaynayaa, lafagurayaa, oo u soo gudbinayaa dhaqaalihii Soomaaliya ee 60-kii ilaa 91-kii. Qaybo ka mid ah buugga ayaa hore loo daabacay iyaga oo ah warqado cilmi ah, buugguna waxa uu ka dhashay cilmibaadhis loo maray hab cilmi ah, taas oo xogta uu xambaarsan yahay ka dhigaysa mid miisaaman oo raadraac sugan leh. Waa buug iskii qiimo u leh, akhristayaasha Hiil waxa aannu madbacad ahaan kula talinaynnaa inay akhriyaan sii ba ardeyda daraasaysa ama barashadiisa ku jira culuumta dhaqaalaha. Culuumta dhaqaalahu kugu duxi mayso illaa aad hesho xog ku saabsan dhaqaalihii dalkaaga iyo marxaladihii uu soo maray sooyaal ahaan, sida aan soo sheegnay wuxuu buuggani si gaar ah waxtar weyn ugu yahay bahda dhaqaalaha, gaar ahaan ardayda cilmiga dhaqaalaha barata oo uu tixraac wanaagsan u noqon doono.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.