Madbacada Hiil Press

Dalmar - Wiilkii Ducaysnaa

234 left in stock
Sheekada ku qoran buuggan la magac baxay Dalmar waa qiso ku saabsan qoysas Somaaliyeed oo siyaabo kala duwan u kala lumay berisamaadkii. Burburkii iyo qaxii dhacay ayaa sii adkeeyey is heliddooda.
US$8.50 US$10.00

Sheekada ku qoran buuggan la magac baxay Dalmar waa qiso ku saabsan qoysas Somaaliyeed oo siyaabo kala duwan u kala lumay berisamaadkii. Burburkii iyo qaxii dhacay ayaa sii adkeeyey is heliddooda. Sooyaalka nolosha Soomaalida ee nolosha qarfaha iyo qurbaha ayaa ka dhex muuqata.

 

Waa wiil barbaar ah oo "Dalmar" lagu naanayso oo London ku nool. Halkaas buu aabbihii iyo hooyadii la deggan yahay. Dalmar isaga oo waxbarashada ku jira ayuu fasax helayaa. Soomaaliya ayuu u safrayaa. Halkaas buu dabadeed wax badan oo noloshiisii hore saamayn ku yeelan doona kula kulmayaa.

Product Details
  • Paperback
  • Somali
  • 2020
  • Hiil Press

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.