Madbacada Hiil Press

Cad qudheed

In stock
US$10.00

Waxa uu ku saabsan taariikhda gargaarka, iyada oo qeexaysa barnaamijyada gargaarka waaweyn laga soo bilaabo Marshall- Plan-kii. waxay si taxadar leh u faahfaahinaysa dhibaatooyinka haysta habka hadda loo wajaho gargaarka, oo ay ugu horayso dabeecadda siyaasadeed e, musuqmaasuqa naas nuujisa taaso keenta xaddidaadda barnaamijyada gargaarka ee waaweyn.

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.