Beerta Xayawaanku waa qiso ka sheekaynaysa koox xayawaan ah una badan xoolaha la dhaqdo, kuwaas oo heshiis ku gaaraya in ay sameeyaan kacdoon ka dhan ah Mudane Jones oo ah ninka iska leh iyaga iyo beerta ay ku noolyahiinba. Ujeedka heshiiskoodu waa in ay helaan dhul (beer) u gooni ah oo ay maamushaan xayawaanku, si ay ugu noolaadaan nolol xorriyad, farxad iyo sinnaan xayawaanka oo dhan ka dhaxaysa ay ka jirto.
Ka dib kuguulaysiga cayrinta Mudane Jones, waxaa bilaabmaya taliska xayawaanka, waxaana iman doona dhacdooyin aad u xiiso badan oo in badanna la mid ah kuwa dhab ahaan uga dhaca saaxadaha siyaasadda adduunka.
Product Details
Hardcover, Paperback
Somali
2021
Hiil Press
Be the first one to review this product.
Your review is submitted for approval.
Subscribe to Our Newsletter
Subscribe to our newsletter & get notification about discounts.
Subscribe to Our Newsletter
Subscribe to our newsletter & get notification about discounts.
By subscribing to our newsletter you agree to our Privacy Policy.