Madbacada Hiil Press

Astaan Halgan

564 left in stock
US$15.00
  • 978-1-63752-084-

Buuggani waxa uu soo bandhigayaa taariikh-nololeedkii, Alle ha u naxariisto e, Muj. Maxamed Xaashi Diiriye (Lixle), oo ku suntan, halqabsina looga dhigto nafhurkii aadka u weynaa ee uu sameeyay ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee ku caan baxay SNM, iyo weliba bulshadii kale ee xaq-u-dirika ahayd, xilli uu dalka ka talinayay keligii-taliye maamulkiisu dhibaato badan oo isugu jirta duudsi xuquuqeed, dhaqaale curyaamin, xadhig iyo xasuuq ka gaystay qaybo badan oo ka mid ah gobolladii Waqooyi.

Buuggu waxa uu iftiimin ka bixin doonaa, dhinacyo door ahna wax ku biirin doonaa taariikhda halgankii hubaysnaa ee SNM.

Buuggan, ASTAAN HALGAN, waxa waqti badan geliyay ururintiisa iyo qoristiisaba Muj. Jaamac Cali Xasan (Gaashaancadde) oo laftarkiisu ka tirsanaa saraakiishii Ciidankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed, markii dambena ku biiray xoogaggii SNM, waxana uu Jaamac innoo soo bandhigayaa sooyaal ma-guuraan ah

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.