Madbacada Hiil Press

Anton Checkov (Sheekooyin Lasoo Xulay)

In stock
US$7.00
  • 9781638480907
Sheekooyinka Chekhov oo tiro iyo tayoba lagu tilmaamo badweyn ayaannu akhristayaasha Af-Soomaaliga wax ku akhriya uga soo xulnay toddoba keliya oo aad u gaagaaban.
Waxayna kala yihiin;
– Nin Sanduuq Ku Jira (1898) tarjumid Rashiid Sh. Cabdillaahi- Gadhweyne
– Cadrad Xusuusqorkeed (1883), turjumid Siciid Jaamac Xuseen
– Aarsi (1886), turjumid Siciid Jaamac Xuseen
– Qurxin (1884), turjumid Siciid Jaamac Xuseen
– Geeridii Shaqaalaha Kreepikov (1883), turjumid Siciid Jaamac Xuseen
– Buurane iyo Dhuubane (1883), turjumid Siciid Jaamac Xuseen
– Canab Dawaceed (1898) , tarjumid Maxamed C. Xasan – Alto
Sheekooyinkani sharraxaad dheer oo faahfaahsan uma baahna. Badankoodu sannado aad isugu dhow ayey soo baxeen, astaamo guudna way wada wadaagaan. Sidaas darteed, tilmaan kooban ayaa innagaga filan wadarahaantooda. Qabso oo marka hore, way gaagaaban yihiin, fahamkooduna wuu fudud yahay.
Product Details
  • Paperback
  • Somali
  • 2021
  • Hiil Press

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.