Madbacada Hiil Press

Guban

90 left in stock
$10.00

Deegaanka ku hareeraysan silsilad buuraley foolkaaneed ku teedsan waqooyiga galbeed ee Soomaaliya ayay Soomaalida xooladhaqatada ahi ku magacaabaan Guban. Qoraa Cabdiladiif Cige wuxuu magacan u adeegsanayaa maldahaad uu ku cabbirayo qaranka iyo dadkiisa oo dhan. Dunida Guban waxaa ku nool jilayaal kala duwan oo mid kastaa la daaladhacayo xaaladaha nololeed ee bulsho iyo qof ahaan ku xeeran. Waa sheekataariikhayn ku salaysan dhabta ka jirta Geeska Afrika, gaar ahaanna wuxuu diiradda saarayaa iskudhaca casriyaynta, ilbaxnimada magaalowga, dhaqanka soojireenka ah, iyo habnololeedka kala sarrayn la’aanta ku dhisan ee xooladhaqatada wali carrigaa u badani ku nooshahay

Product Details
  • Paperback
  • Somali
  • 2021
  • Hiil Press

Add a review

Be the first one to review this product.

Your review is submitted for approval.